Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay Wakiilo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobey ee Arimaha Soomaaliya Ambasidor James Swan oo ay wehliyaan Diblomaasiyiin kale. Kulanka Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen iyo Ambasidor James Swan oo ahaa mid saacado qaatay waxa ay uga wada hadleen Arimaha Doorashayoonka,Xaqiijinta Amniga goobaha doorashada … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay Wakiilo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)